Al-Shabaab oo lagala wareegay Saddex degaan oo Muhiim ah (Daawo Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland ayaa Al-Shabaab kala wareegay degaano ka tirsan gobolka Jubbada hoose ee koonfurta Somalia. Taliyaha qeybta 43aad ee Xoogga Dalka Soomaaliya Gen. Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) ayaa sheegay in howlgal qorsheysan ay fuliyeen Ciidamada Xoogga iyo kuwa Daraawiishta Jubbaland ay Al-shabaab ka saareen degaanada Canjeel, Beerxaani iyo Janaay Cabdalla. … Continue reading Al-Shabaab oo lagala wareegay Saddex degaan oo Muhiim ah (Daawo Sawirro)